Results for: diinta Search Results
Family Filter:
10:00
Arimaha dalka somali yaalo, diinta islaamka maxey kaqabtaa? arimaha waxaa ka mid ah isqarxinta iyo firqooyinka iyo wax yaalaha la mid ah. Fadilatu Sheikh Ahmed Mataan oo ah gudoomiyaha ee ahlusunnah wal-jamaacah UK iyo Sheikh Bashir oo ah wakiilka kulanka culumada islaamka europe
2 Feb 2010
106
Share Video

2:00
Baroorta orgiga kan weyn is weydiin bey ladahay Umadda soomaaliyey Waxaadan ogeen ogiye Ujeedada leysu dilay Albaab baa kaaga xiran Ma dhawa eelkiyo fidnadu Halkee ka aloosan yihiin Isdiida isqoonta iyo is Dila isu baahaneyn Indhaha isnabcaanayee Hadana isu ooyayee Umadda soomaaliyey Waxaad enigeedi tahay Ayaan darantii la yiri Usheedaa lagu dilaa Ayadaa loo diranayee Gacmahaa dib u eersatay Lixaadka is qaadayee Adimadii kala xadaay Aroor biyo doonayoo Ceelkii arki weysanaay Awoodii qeybsantaiyo Xoog leysu adeegsadaay Suntiyo aramidaan bogsoon Gumeysigu kugu irbaday Adiga kuma kala xigee Boraarta orgiga kan weyn Isweydiin bey ladahay Wax garo umadyahay wax garo Aqoon yeeloo wax garo Indhaha furoo wax garo Ilaahey aaminoo wax garo Umad yahay wax garo Istaqfaroo wax garo Ilaahey kuma nabcee Dhibkiyo aafada u helay Adaa isu keenayee Ilaahey usoo noqoo wax garo Umad yahay wax garo Diintiyo xaqqa aaminoo wax garo Umadyahay wax garo Istaqfaaroo wax garo ??????? oo wax garo Umadyahay wax garo Aduunkii kaa tagyee wax garo Umadyahay wax garo Ubadkaaga u tur oo wax garo Xaqqiyo diinta aamioo Iimaanka ku dhowrsoo wax garo Umadyahay wax garo Indhaha furo oo wax garo Aqoonyeeloo wax garo Iimaanka hakugu noqdee wax garo Umadyahay wax garo
4 Apr 2010
111
Share Video