Somali Song: Fatima Abdillahi Maandeeq

Tags:
Africa Arab Djibouti Eritrea Ethiopia Folklore Islam Kenya Music Puntland Somali Somalia Somaliland Songs Uganda
fdama
  • Affiliate Submitter:
    fdama
  • International International
  • Comments: 0
  • Views: 1,945
  • Added: 17-Oct-07

Hargeisa born Somali star Maandeeq performing in Khartoum, Sudan in 1981 as part of a Waaberi Tour.

  1. Categories: Music & Dance
Comments on

Somali Song: Fatima Abdillahi Maandeeq

25 Comments | Add Comment
  • Tall, slim built, ...

    Tall, slim built, beautiful, sexy, and one of the best voices on the earth and for sure the best in Somali language modern or classic. After a long working day in a rainy Seattle weather,I seek relief and amusement in her voice. I do admire you Maandeeq.

    By lii1999 [Affiliate User] 1217411863 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • Nuurkay mid kale ...

    Nuurkay mid kale ayaad hilmaantaye, miyaanad ogayn calankan cidii dhidibtey?! Ileyn waad bugtaayoo cudur baa ku hayee, haka caafimaadine sidaas ku bax!

    By YusurBurco [Affiliate User] 1216557385 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • hadalka ha ka leex ...

    hadalka ha ka leex leexanin dhaqashta waxaan leeyahay heesaha wey ku fiician yihiin waana ku mahadsantihiin, laakin somali baan barney afka iyo suugaanta iyo hiddaha cidna kuma weydiinin oo somali waxaa soo dhaxgasheen hadaa dhaqash tihiin intuu allah u naxariiste madaxweyne m.siyaad barre isagaana idiin ku soo dhaxdarey somalida awal go'doon baad ahaydeen akhri taariikhda hadabo hadalka oo kooban waa ku faraxsannahay in aa na maaweelisaan oo na madadaalisaan DHAQASH hana naga go'ina.
    ....

    By ahmedd2 [Affiliate User] 1215941427 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • kkkkkk - Ahmedd2!! ...

    kkkkkk - Ahmedd2!! you bore me man! I feel sorry dadka ka araday afkooda iyo hidahoodaba, oo aan fahansanayn waxa la kala faa'iidayo nolosha! Waa dad lunsan oo aan taariikh iyo hido midna lahayn - just like you. Bal haddii aanu ku toosinay oo dhaqan, af iyo hido kuu samaynay, oo qof kaa dhigney, maad ku mahad naqdid! Mise xaasidnimo baa dhataqluhu kaaga soo daadanayaa?!! Thanks Maandeeq, aad baa laguu jecelyahay, sharaf badana naga gudoon.

    By YusurBurco [Affiliate User] 1215866630 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • edo maandeeq ilahay ...

    edo maandeeq ilahay ha daayo..somaliland iyi dhamaan somali oo dhan ha noolato

    By abdikhadar1984 [Affiliate User] 1215743827 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • haa waa runtaa ...

    haa waa runtaa fanka wey ku fiicanyihiin dhaqashta marka somalida kalena way ku raaxeystaan . marka ma dooneyno in aa naga go'daan .waxaan dooneynaa in aa maaweelada iyo madadaalada noo wadaan.

    By ahmedd2 [Affiliate User] 1215252994 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • alla qurux ...

    alla qurux badnaydaa maandeeq waagaa yaa salaam ilaahay sidii waayo dadka iyo dalkuba ahaan jiray ha noo soo celiyo

    By inaguluyux [Affiliate User] 1215147142 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • taladaada waad ku ...

    taladaada waad ku mahadsantahaye qabiilka kaliya ka reeb soomaali oo dhan dhibay kala tirsanayaane isaaq kaliya maahan marka waxay ku haboontahay in la is cafiyo dhamaan mahadsanid walaashay !

    By inaguluyux [Affiliate User] 1215147057 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • fanka waxaa ...

    fanka waxaa hormariyay isaaq iyo madhibaan,kana soo aasaasmay magaalada berbera waxa ay ahaayeen wax garad iyo indheer garad soomaali jecel,balse isaaq maanta wax buu tirsanayaa ee sidii uu rabo ha loo yeelo soomaalay ,maandeeq noolaaw intaad jeceshahay.

    By MaliQueen4lyfe [Affiliate User] 1214667277 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • khatar!

    khatar!

    By digasho [Affiliate User] 1214312039 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • i,m samaroon en ...

    i,m samaroon en reer abtigey is issaq so we are all one samaroon en issaq so all you hater eat your heart out ,viva somaliland4ever

    By abizam [Affiliate User] 1214302229 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • heestaan waa afkee ...

    heestaan waa afkee ....aniga ma fahmo walahi i liked but ,,somali yar yar ku jira ,,,noqon.... ka fahmay ..iyo anaa ....mandeeq heesaga ma fahmo Mummy lol

    By Xalimoos89 [Affiliate User] 1210253963 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • My last comment was ...

    My last comment was addressed to the silly Issaqhater Nuurkey. I don't want other people to be confused. I tried to post it underneath him but the comment system wouldn't let me.

    By neoconkiller101 [Affiliate User] 1209709581 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • You F**king Issaq ...

    You F**king Issaq hater! Your hate seeps through every pore of your body. "Qabiilka ka yara qasan" miyaa... Let me guess you're dar oods maaha, cause you guys are the only somali tribe that swims in Issaqhating. Then let me tell you that your hate is reciprocated. Reer sheik Issaq are proud and noble clan that trumps you in any domain from fanka iyo suuganta to warfare. For your information Somaliland has multiple tribes but might just call the place IssaqLand since we account for 75%ofpopl

    By neoconkiller101 [Affiliate User] 1209709274 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • very nice song

    very nice song

    By reema669 [Affiliate User] 1209384744 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • Maandeeq The Only ...

    Maandeeq The Only Somali Singer WIth Sex Appeal and Amazing Voice.

    By AMHM1234 [Affiliate User] 1208607865 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • This song must be ...

    This song must be early 80s

    By Waranle [Affiliate User] 1207129880 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • Its true what you ...

    Its true what you are saying nuurkey but she was a lander before that my friend and again in 1991 she became a lander.

    By ingly2007 [Affiliate User] 1206202205 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • this song remade me ...

    this song remade me rabadantii

    By knaan1234 [Affiliate User] 1204805144 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • xaaaaax maandeeeq ...

    xaaaaax maandeeeq yaasaaaaaaaaalam

    By kreem50 [Affiliate User] 1202673184 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • sanaagsomaliland ...

    sanaagsomaliland sxb maandeeq waxey wadataa calanka somalia ee waxaa kaa yara qasan qabiilka iyo wadaninmada.Teeda kale sxb ma ogtahay hal qabiil ah in uusan dowlad noqon karin waayo waxaa ka danbey doonta habar lagu dhuftey habar waxeyna ku soo bixi kartaa habar kuuley oo dib u hartey

    By nuurkey [Affiliate User] 1200884811 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • woooooooooooooooow

    woooooooooooooooow

    By MARTAONE [Affiliate User] 1200370928 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • waxaan jeclaan ...

    waxaan jeclaan lahaa walaaldayda boggan wax ku qora inay is weydaarsadaan, taariikhda heesahan,qiimeyntooda,hal abuurada heesahan, iyo laxniga cidda u sameysay, heestan waxaa lagu tirayaa heesaha la yidhaahdo raaxeeye burcaawi,waana heeso ay aad u adag tahay inuu fanaan kastaa qaadi karo, sidaa darteed mandeeq waxaa lagu tiriyaa boqorada heesaha deggan iyo raaxeeye burcaawi, sidoo kale cumar dhuule ayaa lagu tirayaa boqarka heesaha degan(classical songs) iyo heesha raaxeeye burcaawi.

    By toghdeer01 [Affiliate User] 1199667759 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • Masha allah ...

    Masha allah Somaliland's own daugther

    By SanaagSomaliland [Affiliate User] 1199363765 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
  • Totally into it! ...

    Totally into it! The very definition of art.

    By qalanjo2007 [Affiliate User] 1199304962 Reply Spam Moderate Up Moderate Down
25 Comments | Add Comment